Halkee ayay degeen ciyaartooyda xulka Somalia?

0

(Harare) 08 Sebt 2019 – CROWNE PALAZA HOTEL – Waa Hotelka ay dageen ciyaartoyda qaranka Soomaaliya, sida la ii sheegay waa Hotel aad u adeeg fiican, heysta qiimeyn 4-Star.

Waa mid ka mid ah hotelada ugu fiican ee la jiifto kuna yaala caasimadda.

Ciyaartoyda iyo Shaqaalaha kale ee la socda ayaa halkaas ku sugnaan doonaa ilaa 10-ka bisha.

Hotelka Iyo Garoonka waxey isku jiraan kaliya 3 KM sidaan ka xigtay dad halkaas jooga oo xog-ogaal ah.

W/D: Cabdirashiid Maxamuud Nuur

Hadalsame Media