GOOGOOSKA & SAWIRRADA: Somalia vs Zimbabwe 1-0 (Somalia oo lugta hore badisay)

0

(Jabuuti) 05 Sebt 2019 – Waxaa goor dhow Jabuuti ku ciyaaraya xulalka Somalia vs Simbabwe oo ka qayb qaadanaya isreebreebka Koobka Adduunka ee 2022 lagu qabanayo dalka Qadar.

Kulankani waa lugta hore oo ay Somalia Jabuuti u isticmaalayso guri ahaan, iyadoo lugta 2-aad maalinnimada Axadda ah lagu ciyaari doono dalkaasi Zimbabwe, gaar ahaan garoonka Barbourfields Stadium ee magaalada Bulawayo.

Halkan hoose ka daawo, oo guji mareegta Youtube.

Hadalsame Media