DF Somalia oo markii ugu horreeysey ka hadashay dhibaatada Koonfur Afrika (War Saxaafadeed)

0

(Muqdisho) 05 Sebt 2019 – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa war ka soo saartay dhibaatooyinka lo geysanayo muwaadiniinta Soomaaliyeed ee kunool dalka Koonfur Afrika, kuwaasi oo la kulma dil, dhac iyo weeraro joogta ah.

DF Somalia ayaa lagu eedeeyay inay arrintan muddo dheer il daaf leh ku eegaysay, iyadoo ay Soomaalidu koow ka yihiin shucuubta ay dhibaatooyinka ugu badani kasoo gaaraan weerarrada bahalnimada ah ee ka imanaya dadka madow ee Koonfur Afrika qaarkood.

Halkan ka akhriso: war ay ka soo saartay Wasaaradda Warfaafinta Dowladda Soomaaliya Dhibaatada ka taagan Koonfur Afrika.

WAR-SAXAAFADEED-04-September-2019-saax1-4

Hadalsame Media

Facebook Comments