”Walaalay haddii aad MAGACAAGA halkan ka waydo waa magac MUSALSAL!!”

0

(Hadalsame) 30 Agoosto 2019 – XUSUUSIN:- Walaashay, haddaad halkaan iska weydo adigoon xanaaqin kaliya u faham inuu magacaagu la da’ ama ku fac yahay Baraha Bulshada, gaar ahaan Facebook, Snapchat, Imo & Instagram ama musalsallada IWM.

HALKAN HOOSE KA DHEEHO MAGACYADA SOO JIREENKA AH EE HABLAHA:

Daacado , Dahabo , Dalays , Dayibo , Dawo , Dawlo , Dayaxo , Deggan , Degmo , Dekeeya, Daahira,Diiddan , Diiran , Diraaco , Dugsiiya , Dulmar , Daruuro, Duniyo , , Dhool , Dhuux , Dheeman, Raaxo ,Timiro , Toolmoon , Tiriig ,Tooxyar , Toosan , Tusmo , Baada , Baar , , Batuulo , Baxsan , Badheedha , Barkhado , Barni ,Beyddan , Beerlula , Biciido , Bila , Bilan ,Binti , Buuxa , Bogaad , Biyood, Buteeya , Bureeqa , Busaad , Bushaaro , Bullo , Berdan , Arliyo , Addeeca , Asliyo, Ardo , Aslan ,Axado , Iido , Iimaan , Isniino , Indho Kuul, Ijaabo.

Xaadsan , Xaali , Xabiiba , Xareedo , Xogla , Xalan , Xalwo , Xadiyo,Xildiido , Xorriyo , Xaadsan , Xulbado, Xaliimo, Xurmo , Jamaad , Janno , Jawhara , Jimco , Jinow , Ceebla, Saluugla , Warla , Rafiiqa , Ruun , Ruqiya, Koraad , Baar , Saafi , Saado , Saaqa , Salaado , Saluugla, Sangaabo,Saxarla ,Samawada , Siraad , Siman , Suubban , Subkan , Sudciya , Shaafi , Shafeeca , Shamis , Shariifo, Shahmaad , Shuun , Shukri, Dulmar, Koraad, Sarrays.

Dhudi , Dhilan , Dhimbilo , Dhool , , Dhigan , Dhamays ,Cawrala, Carfoon, Culus , Dekeeya, Miyir , Cabban , Cadar , Calaso , Carafo , Casiisa , Cambaro , Calaseey,Cawlo , Ceebla , Ciiltira , Cilleeya , Cilmiyo , Cosob , Cutiya , Cuddoon , Cudbi ,, Caluula, Cugan , Culan , Caagan, Culimo , Culus , Cutiya,Farow , Faayo , Fatuux , Fariido,Filsan,Farow , Faynuus , Fiido , Qaafo , .Qoran , Qumman , Qureesha , Qarad , Qaali , Qureesha , Qorroxo , Qani , Qamar , Qalbi , Qarni , Qaleeya , Qorad , Qadan , QaayibA.

Kaafi , Kaaha , Karuur , kabiya, kaltuumo, Kaliilo , Kalsoon, Kiin , Koraad , Kordahab , Kutubo , Labeen , Laqan , Laqanyo , Leexo , Luul , Nadiifo , Magool , Iisho,Shumeey,Shaqlan,Haweeya , Hufan , Habsan , Habboon , Toolmoon , Muumina , Mullaaxo , Muslimo , Murriyo , Mudan , Milgo , Miyir, Maydhan, Miiggan , Malabo , Mako, Madheedho , Madiino , Markabo , Nadiifo , Nuuriya , Wacdiyo, Warsan , Warla , Waafi , Wacan , Warmoog , Weris , Werdi , Wiyilo , Haajira , Haweeya , Hirra , Hindisa , Haboon , Hodma, Hibaaq, Hufan , Yusur, Yalaxeey.

FG:- Waa suurtagal magacyada hablaheena ee Gobolada qaar in aaney ku jirin halkaan ee adigu soo gudbi. Mahadsanid

Waxaa Isku Howlay: Muusa Maxamuud Ciise (Dalmar )
Stockholm, Sweden

Farriin-Danabeed: Haji_musa@hotmail.com

Hadalsame Media