Sawirka Todobaadka: Arag jawaabaha laga bixiyay kulanka madaxda Somalia

0

(Mina) 14 Agoosto 2019 – Waxaa ilaa shalay baraha bulshada wareegayay sawir laga qaaday Wasiirro ka socda DF Somalia iyo maamulka Somaliland oo uu wehlinayo MW Somaliland oo sawir wada galay iyagoo Xajka ku sugan, gaar ahaan Mina.

Sawirkan ayaa tafaasiir badan laga bixiyay oo qaar madaxa Somaliland ku eedeeyay laba wejiilanimo, maadaama ay dad badani u xiran yihiin la kulanka DF Somalia.

Qaar kale ayaa ku tilmaamay wax wanaagsan oo dhabbaha u xaari kara in la isu soo dhowaado, halka qaar kale ay ku tilmaameen waxa uu yahay; Sawir uun.

 

Haddaba, halkan ka eeg jawaabaha Twitter-ka.

Hadalsame Media