DHEGEYSO: Warbixin daba-gal ah oo laga sameeyay sida ay Shabaabku ugu milmeen DF Somalia

0

(Hadalsame) 13 Agoosto 2019 – Barnaamijka Galalka Baarista ee idaacadda VOA ayaa barnaamij ka sameeyay sida ay kooxda Al Shabaab ugu milantay DF Somalia, taasoo ay walaaceedu iminka isa soo tarayo kaddib weerarkii Xarunta Xamar.

Madaxwaynaha Somalia ayaa sheegay inaysan suuragal ahayn inay ubucda DF Somalia ku jiraan rag gacan siiya ama la shaqeeya kooxda Shabaab.

Hoos ka dhegeyso warbixintan oo uu diyaariyay weriye Haaruun Macruuf.

Hadalsame Media