SUUQA EPL: Laacibiinta ay doonayaan kooxaha waawayn ee Horyaalka Ingiriiska (Dhegeyso)

0

(London) 05 Agoosto 2019 – Waxaa todobaadka soo socda bilaabmaya Horyaalka Ingiriiska oo lagu bilaabayo kooxaha Liverpool vs Norwich City oo Jimcaha ballansan.

Haddaba, waxaannu todobaadkan gebi ahaanba ku eegaynaa suuq xagaaga kala iibsiga ee kooxaha EPL, maadaama uu suuqoodu xirmayo isla marka uu bilaabmo fasalka cusub ee horyaalkaasi.

Halkan hoose ka dhegeyso wararkii ugu dambeeyay ee laacibiinta ay doonayaan kooxahaasi, waxaa soo diyaariyay Maxamed Xaaji.

Hadalsame Media