BISINKA!: ”Marka aan dhinto yaan lay aasin!!” – Fanaanadda Deeqa Afro (Daawo)

0

(Hadalsame) 15 Luulyo 2019 – Fanaanadda Deeqa Afro ayaa soo duubtay muuqaal cusub kaasoo ay dad badani ka yaabeen, marka la eego codsi ay la timid.

Deeqa Afro ayaa codsatay inaan la aasin marka ay dhimato, iyadoo ku celcelisay inaysan marna ogolayn in dhulka lagu aaso, iyadoo ehbisey ciddii aasta. ”Ajar iyo xasanaad ka heli maysaan haddii aad is aastaan!” ayay ku celcelisey.

Deeqa Afro ayaa sheegtay inay arrintan muddo badan ka baaraan degtey oo ay xitaa hooyadeed hadda kahor kala hadashay, isla markaana ay iminka go’aansatay inay umadda usoo bandhigto.

ALLAHA SOO HANUUNIYO….AAMIIN

Halkan hoose ka daawo muuqaalka…

Hadalsame Media