”Annagaa guulaysanayna!” – Arag jawaabaha ay Kenyan-ku ka bixiyeen dhegeysiga la muddeeyay ee Maxkamadda ICJ

0

(Hague) 26 Juun 2019 – Maxkamadda Caalamiga ah ee International Court of Justice (ICJ) ayaa soo bandhigtay jadwalka kiiska dacwadda ay Somalia maxkamaddaa horgeysey ee ka dhanka ah Kenya. Halkan ka akhri…

Maxkamadda ayaa sheegtay in ay dacwaddu bilaabmayso Isniin 9-ka Sebtembar ilaa Jimce 13-ka Sebtembar, iyadoo ku qabsoomaysa Peace Palace oo ku yaalla magaalada Hague.

Haddaba, waxaa arrintan sidoo kale maanta aad u qoraysey warbaahinta dalka Kenya, haddaba waxaannu idiin soo xulnay qaar ka mid ah jawaabaha ay shacabka Kenyan-ku ka bixiyeen.

Victor Schwartz Kenya will always win. We have immense influence that can do good

Shasuvila Isaiah Wafula We may loose coz we are well known
In bribbing witnesses at the icc.

Kipchirchir Samoei Iam the witness

Sammy Ehenzo Also migingo should be addressed at the ICC

Geoffrey Siongok Junior The judge will b given sth by Kenya

Orrorin Stackass Samuels If we can give fake gold to Saudi prince, what bout those judges? Let’s own them

Murad Lamar Y’all know that Kenya will loose

Kesho Kwalo Kenya won.

Richie Mmoja #black gold

Hadalsame Media