Wararkii ugu dambeeyay ee shirka Garoowe

0

(Garoowe) 04 Maajo 2019 – Maanta ayaa lagu wadaa  in magaalada Garoowe uu si rasmi ah ugu furmo shirka ay wada yeelanayaan madaxd Dowladda Federaalka iyo kuwo maamul goboleedyada.