INTER MILAN VS JUVENTUS: Shaxda & safafka ay caawa kusoo geli karaan!

0

(Milano) 27 Abriil 2019 – Waxaa caawa dhacaya kulanka lagu naanayso Derby D’Italia oo dhexmaraya labada kooxood ee Inter Milan vs Juventus, kaasoo muhim u ah kooxda dambe oo doonaysa inay xajisato kaalinta 3-aad.

Dhanka Inter: Brozovic ayaa soo kabtay wuxuuna dhexda la maamuli doonaa Vecino. Daafaca dhexe waa De Vrij iyo Skriniar, garbuhuna waa D’Ambrosio iyo Asamoah. Weerarka dhexe waxaa isku haysta Icardi iyo Lautaro Martinez waxaana kaalinaya Politano, Nainggolan iyo Perisic.

Dhanka Juve: Perin, Mandzukic, Khedira, Dybala, Caceres, Douglas Costa iyo Bentancur ayaa wada maqan. Shaxdu waa 3-5-2 taasoo uu Emre Can oo dhex ihi uu caawa daafaca la joogo Bonucci iyo Chiellini.

Khadka dhexe waa Cancelo iyo Alex Sandro oo garbaha ah. Weerarku waa Bernardeschi, oo ka cad cad Kean Yare, si uu weerarka ugala dheelo Cristiano Ronaldo.

KAYDKA LABADA KOOXOOD:

  • 27 PADELLI, 46 BERNI, 13 RANOCCHIA, 21 CEDRIC, 23 MIRANDA, 29 DALBERT, 20 BORJA VALERO, 5 GAGLIARDINI, 15 JOAO MARIO, 87 CANDREVA, 11 KEITA, 9 ICARDI
  • 21 PINSOGLIO, 23 DEL FAVERO, 24 RUGANI, 15 BARZAGLI, 2 DE SCIGLIO, 41 NICOLUSSI, 37 SPINAZZOLA, 18 KEAN, PEREIRA DA SILVA

GANAAXAN

AAN LA HELI KARIN

  • Vrsaljko
  • Caceres, Perin, Mandzukic, Douglas Costa, Khedira, Dybala, Bentancur

Hadalsame Media