
(Manchester) 27 Abriil 2019 – Laacibka garab weerarka ah ee Rahiim Sterling oo u safta kooxda Man City ee dalkaasi Ingiriiska ayaa Soomaalida ka yaabsaday.
Laacibkan reer Ingiriis ayaa waxaa baraha bulshada wareegaalaysanaya muuqaal muujinaya isagoo ku hadlaya af Soomaali kooban.
”Waryaa, Kaalay naga aamus!” ayuu ku leeyahay qof telefoon uga duubayay muuqaalka.
Hadalsame Media