SSC NAPOLI VS ARSENAL: Shaxda & safafka ay caawa kusoo geli karaan!

0

(Napoli) 18 Abriil 2019 – Waxaa caawa ballansan labada kooxood ee SSC Napoli iyo Arsenal si loo go’aamiyo middoodii aadi lahayd nus-dhamaadka EL.

Dhanka Napoli: Meret ayaa goolka ilaalinaya. Hysaj-Ghoulam oo waa dadabyada daafaca ee midig iyo bidix. Allan ayaa khadka dhexe kusoo noqonaya. Weerarka waa isku lamaanan Milik-Insigne, Mertens kaydka ayuu ka amba qaadayaa.

Dhanka Arsenal: Ramsey ayaa ka gadaal ciyaaraya labaalayda Lacazette-Aubameyang, Kubad dhisaha asal Turkiga ah ee Ozil ayaa kaydka kululayn doona.

KAYDKA LABADA KOOXOOD:

  • 25 OSPINA, 2 MALCUIT, 21 CHIRICHES, 6 MARIO RUI, 34 YOUNES, 9 VERDI, 14 MERTENS
  • 19 LENO, 20 MUSTAFI, 4 ELNENY, 7 MKHITARYAN,29 GUENDOUZI, 17 IWOBI, 10 OZIL

GANAAXAN

AAN LA HELI KARIN

  • Albiol, Diawara
  • Bellerin, Welbeck

Hadalsame Media