(London) 09 Abriil 2019 – Waxaa caawa dhacaya laba kulan oo ka tirsan lugta hore ee Rubuc-dhamaadka CL, kuwaasoo ka wada dhacaya dalka Ingiriiska oo ay sanadkan kooxihiisu wacdaro ka dhigayaan CL, ilaa iminka.
Kulanka hore, kooxda FC Porto ayaa usoo martiyaysa dhiggeeda Liverpool, halka ciyaarta kale ay kooxda kale ee reer woqooyiga ah ee Man City ay u safarayso koonfurta Ingiriiska, si ay London ugula kulanto kooxda Tottenham.
Haddaba, waxaannu idiin haynaa shaxda iyo safafka ay caawa kusoo geli karaan naadiyadani:
Liverpool: Alisson; Alexander-Arnold; Matip, Van Dijk, Milner; Henderson, Fabinho, Wijnaldum; Salah, Firmino, Mane
Porto: Casillas; Maxi Pereira, Militao, Felipe, Alex Telles; Danilo, Oliver; Corona, Marega, Tiquinho, Otavio
Predicted line-ups
Tottenham XI: Lloris; Trippier, Alderweireld, Vertonghen, Rose; Winks, Sissoko; Eriksen, Alli, Son; Kane
Man City XI: Ederson; Danilo, Stones, Laporte, Mendy; Fernandinho, De Bruyne; Silva; Bernardo, Aguero, Sterling
Hadalsame Media