Muqdisho oo maanta MUUQAAL kale oo maqsuud leh yeelatay + Sawirro

0

(Muqdisho) 05 Abriil 2019 – Magaalada Muqdisho oo dhowaanahan wajahaysey mowjado qaraxyo ah oo lagu dhibaataynayo shacabka ayaa saaka weli kale yeelatay.

Magaalada ayaa waxaa lagu qabtay nus Maaratoon orod ah oo lagu qabtay jidadka mara bartamaha magaalada.

Orodkan ayaa waxaa kasoo qayb galay dhallinyaro kala geddisan oo u tartamayay jaa’isooyin kala geddisan.

Arrintan ayay dad badani soo dhoweeyeen, iyagoo ku tilmaamay tillaabo dadka ka jiheeynaysa doodaha ma dhalayska ah iyo afkaaraha buka ee bulshada kala qaybinaya.

Hadalsame Media

Facebook Comments