(Nairobi) 27 Maarso 2019– Kaddib markii uu soo baxay war sheegaya in Kenya ay qorshaynayso inay albaabada isugu dhufato xerada qaxootiga Dhadhaab dhamaadka bisha Agoosto ee soo aaddan, waxaa arrintaa ka qayla dhaamisay hay’adda Amnesty International.
”Dadkani waxay iskugu jiraan rag, haween iyo carruur kasoo cararay khilaafaad hubaysan iyagoo lafahooda u cabsanaya, waxaana loo gaystey meel ka dhacyo kale oo dhanka xuquuqda aadminimada ah.” ayuu yiri Maareeyaha Fulineed ee Kenya u jooga AI, Md Irungu Houghton.
(Hadalsame) 28 April 2022 - Somalis call the dangerous journey towards Europe “going on tahriib” a word mostly associated with illegal activities such as...
(Hadalsame) 26 Maajo 2022 - Warbaahinta Caalamiga ah ee Aljazeera ayaa boggeeda internetka ku daabacday warbixin xiiso badan oo ku saabsan in qof Soomaali...