DHEGEYSO: DABA-GAL, Xaaladda ciidamada millateriga Soomaaliya (Tiradooda, tayadooda & cidda ay u kala diiwaan gashan yihiin)

0

(Muqdisho) 26 Maarso 2019 – Dalka Somalia ayaa waxay leedahay ilaa 30,000 oo askari oo iskugu jira 15,000 u diwaan gashan DF Somalia iyo in u dhiganta oo kala hoos taga maamullada dalka.

Waxaa beryahan aad la isula dhex marayay doodo ku saabsan diiwaan gelinta ciidamada, iyadoo la sheegay inay jiraan ciidamo rooxaan ah oo aan cidna u shaqaynin, balse mushaharaad iska qaata, amaba magacyo been ah oo masruuf lagu qaato.

Haddaba, Barnaamijka Galka Barista, waxa uu maanta ku saabsan yahay xaaladda ciidamada militariga Soomaaliya, tirada u diiwaan gashay iyo caqabadaha haysta dhismaha ciidanka. Harun Macruuf oo VOA ka tirsan, ayaa soo jeedinaya.

Hadalsame Media