”Bal ishiisa iyo garkiisa eega?!” – David Beckham oo si xun looga BOOLLAYSTAY!! + Sawirro (Daawo waxa lagu dhigay!)

0

(Los Angeles) 13 Maarso 2019 – Laacibkii hore ee David Beckham ayaa si xun looga boollaystey kaddib markii la tusay taallo kas loo foolxumeeyay oo aad uga duwan middii uu dalbaday.


David Beckham ayaa farxay markii laga dhaadhiciyay in taallo loo dhisayo, balse waxay farxaddaasi is bedeshey markii hoos loo dhigay daahii lagu qarinayay taallo lagu soo bandhigay LA Galaxy Stadium.

Waxaa lasoo bandhigay nin qal dheer, dhabar ballaaran, isla markaana weershe ah, waana markaas goorta uu Beckham iska galay calaacal muusanoow ah.

Becks oo uu durba sidii roob xagaa u qaaday qosolkii foolashiisa lala arkayay ayaa yiri: “Laakiin way ka yara duwan tahay sidii ay ahayd markii aan ku arkay Chicago.”

Bal arag waxa lagu dhigay odayga…

Hadalsame Media