RASMI: Zidane oo markale noqday macallinka Real Madrid

0

(Madrid) 11 Maarso 2019 – Kooxda Real Madrid ayaa si rasmi ah macallin markale uga dhigatay Zinedine Zidane tan iyo Juun 2022, taasoo daaqadda ka saartay Juventus.

Macallin Santiago Solari ayaa la eryey iyadoo Zidane loo dhiibey xilkii uu iska casiley xagaagii tegey, kaddib markii uu la qaaday 3 CL oo xiriir ah oo rikoodh ah.

46-jirkan ayaa 149 kulan oo rasmi ah layliyey kooxda Merengues, isagoo sidoo kale hantay hal La Liga in 2017, Spanish Super Cup in 2017-18, iyo 2 European Super Cup iyo hal Club World Cup.

Hadalsame Media