Soomaaliya iyo Masar oo ka wadahadlay arrimo muhiim u ah labada dal + Sawirro

0

(Muqdisho) 06 Maarso 2019 – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee dowladda Soomaaliya Danjire Axmed Ciise Cawad ayaa kula kulmay xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibadda Masar dhiggiisa Masar Sameh Shoukry.

Waxa ay labada dhinac ka wada hadleen xoojinta xiriirka laba geesoodka iyo iskaashiga dhow si loo sameeyo wax wadaag istiraatiijiyadeed oo dhammeystiran oo ka dhabaynaya danaha labada dal iyo labada shacab ee walaalaha ah, sidoo kale waxa ay faaqideen arrimo muhiim ah.

Hadalsame Media