NIN CARAB AH: ”Maxay Soomaalidu u qortaa Koka Kola?!” (Qiil la yaab leh oo loo helay & jawaabaha!

0

(Muqdisho) 05 Feb 2019 – Waxaa jira dad mararka qaar waxyaabo maad ah balse dood abuur ah kusoo qora baraha bulshada.

Nin ayaa barta Twitter-ka kusoo qoray sidatan: “Adduunka oo dhan dhigitaanka magaca cabitaanka Coca Cola isma beddelo marka laga reebo Soomaaliya, kuwaasoo ka dhigay Koka Kola, sababtuna waxay tahay in luqadda Soomaaliga xarafka ”C” ay Soomaalidu ugu dhawaaqaan ”CA” kaddibna wuxuu raaciyay qosol qax qax ah.

Arrintan ayay Soomaalidu soo qaateen, wuxuuna weriye Yaxya Yuusuf oo arrinta soo qaatay uu dood ka furay in ay run tahay oo sidaa Somalia looga qoro kaddibna dadkii waxay ku jawaabeen haa.

Sabab la yaab leh ayay se u sameeyeen, taasoo ka duwan in kaliya qaabka dhawaqu uu yahay waxa qoraalka magaca Coca Cola ee caalamiga ah leexiyay.

WAA MAXAY SABABTU?

Hadalsame Media