DHEGEYSO: Muxuu Faysal C Waraabe ka yiri madaxwaynaha cusub ee Puntland & midkii ka horreeyay?

0

(Dubai) 09 Jan 2019 – Guddoomiyaha Xisbiga mucaaradka ah ee UCID Faysal C Waraabe ayaa hambalyo u diray madaxwaynaha cusub ee maamulka Puntland ee Siciid Cabdullaahi Deni.

Faysal ayaa rajeeyay inuu Deni noqon doono nin la yimaada siyaasad wax tarta maamulkaasi iyo guud ahaan Somalia sida uu yiri, isagoo dhaliil ka daba tuuray nidaamkii dhacay ee Gaas.

Halkan hoose ka dhegeyso….

Hadalsame Media