Jilaagii Kader Khan oo geeriyoodey (Maxaad ka taqaanney?)

0

(Mumbai) 01 Jan 2018 – Jilaagii caanka ahaa ee reer Bollywood alle ha u raxmado Kader Khan ayaa geeriyooday kadib xanuun lasoo dersey waayadan

Wuxuu ahaa 81 sano jir. Wuxuu dhigay inka badan 350 filim kuwaasoo ay Soomaalidu aad u taqaanay.

Ra’iisul Wasaara dalkaasi Hindiya iyo dhamaan jilayaasha iyo dadkii yaqaanney ayaa geeridiisa ka tacsiyadeeyay.

Waa muslim sunni ah. Wuxuuna kasoo jeedaa qoys ay ku weyn tahay diinta islaamka, wuxuu ku dhashay Kapul Afghanistan. Aan u duceeyno

Alle ha u naxariistee Kader Khan

Waxaa Diyaariyay: Idriis Alteeso

Hadalsame Media