DHEGEYSO: Muuse Biixi & Mustafe Cagjar oo ka warramay kulankooda

0

(Wajaale) 21 Dis 2018 – Wefdiyo ay kala hoggaaminayaan madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo madaxweynaha Gobolka Soomaalida Mustafe Muxumed Cumar, ayaa maanta kulan ku yeeshay magaalo-xuduudeedka Wajaale, gaar ahaan dhinaca Somaliland.

Kulankan oo saacado qaatay ayaa la isku-afgartay qodobbo dhawr ah oo taabanaya labada dhinac.

Halkan hoose ka dhegeyso weriyaha VOA Barkhad Maxamuud Kaariye oo waraysiyo la kala yeeshay labada madaxweyne, waxaanu waydiiyay arrimo la xidhiidha amniga, colaadda Soomaalida iyo Oromada ee dawlad deegaanka iyo sidoo kale hadallo ay labada dhinac hore isu weydaarsadeen oo dhinaca amniga la xidhiidha.

Halkan ka DHEGEYSO…

Hadalsame Media