DHEGEYSO: Maxaa Soomaalida uga diyaarsan isbedellada Geeska Afrika (Dood cilmiyaysan)

0

(Jabuuti) 21 Dis 2018 – Waxaa soconaya isbedello xawaare ku soconaya oo ka jira Geeska Afrika oo ay Soomaalidu ka mid tahay shucuubta ku dhaqan, waxaana taagan su’aal ah saamaynta uu isbeddelkaasi ku yeelan karo Soomaalida?

Dooddaasi waxay halku dheg u ahayd shirkii ay Heritage ku qabatay magaalada Jabuuti, haddaba dhegeyso dood uu Ramadaan Muuse oo VOA ka tirsan uu u qabtay aqoonyahanno iyo siyaasiyiin Soomaaliyeed.

Halkan ka dhegeyso qaybta 1-aad…

Halkan ka dhegeyso qaybta 2-aad….

Hadalsame Media