Sawirradii laga qaaday sanadguurada 75-aad ee Ciidamada Booliiska Soomaaliyeed

0

(Muqdisho) 20 Dis 2018 – Ciidanka Booliislka Soomaaliyeed munaasabad uu ugu dabaal dagayo Sanadguurada 75aad ee aas aaska Booliiska oo kubeegan maanta oo Taariikhdu tahay 20 December lagu qabtay Stadium Koonis ee magaalada muqdisho.

Munaasabadda ka socota Muqdisho ee laga xusayo aas aaska Ciidanka Booliislka Soomaaliya ayaa Waxaa goobjoog ka ahaa Madax Kala duwan iyo Shacab isaga Kala yimid Degmooyinka Gobolka banaadir, iyadoo Halkaas ciidanka ay ku soo bandhigayaan gaarda ka ciyaar iyo heeso lagu maamuusayo maalintan qiimaha badan.

Haddaba, hoos ka daawo sawirradii munaasabaddii maanta adigoo gujinaya sawirka…

Hadalsame Media