Wasiirka Amniga oo tababar u soo xiray saraakiil ciidan + Sawirro

0

(Muqdisho) 19 Dis 2018 – Wasiirka Amniga Soomaaliya Mudane Maxamed Abuukar Islow ayaa tababar usoo xiray saraakiil ka tirsan Ciidanka Booliska Soomaaliyeed  kuwaa oo tabar ku qaatay Xerada Tababarka Ciidanka ee TurkySom.

Sarakiishaan tababarku usoo gaban gaboobey ayaa noqon doona macalimiin tababar siin doona 2,000 kun oo ka tirsan ciidanka Booliska oo ay tababarayso Dowladda Turkiga.

Waxaa munaasabaddan xiritaanka ah sidoo kale joogey Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed iyo Saraakiisha xerada Turky Som.

Hadalsame Media