DABAGAL: Maareyn la’aanta qashinka sunta ah ee lagu shubo Soomaaliya (Dhegeyso)

0

(Muqdisho) 19 Dis 2018 – Somalia oo muddo 30 sano ku dhow aan lahayn nidaam si buuxda arrimeheeda u maareeya ayaa waxaa ka dayacan dano badan oo heer qaran ah oo ay dowlad oo qur ihi wax ka qaban karto.

Haddaba, Barnaamijka Galka Baarista, waxa aan toddobaakan ku eegeynaa, maareyn la’aanta qashinka Soomaaliya iyo sunta lagu shubo badda.

Halkan hoose ka dhegeyso Haarun Macruuf oo VOA ka tirsan oo arrintaa barnaamij gaar ah oo dabagal ah ka sameeyay halkanna ka soo jeedinaya.

Halkan ka dhegeyso…

Hadalsame Media