DHEGEYSO: Wasiir Bayle oo ka jawaabey eedayn ”musuq” oo ka timid Guddiga Maaliyadda ee Baarlamanka

0

(Muqdisho) 20 Nof 2018 – Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Mudane C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa ka jawaabay warbixin ay soo saareen Guddiga Maaliyadda ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya, taasi oo eedeyn loogu jeediyay Wasaaradda Maaliyadda.

Mudane C/rximaan Ducaale Beyle ayaa sheegay in haatan isbadal wayn uu ka jiro Maamulka Maaliyadda Soomaalia isla markaana taasi ay keentay in caalamku uu aamino dalkeena, wuxuuna xusay inay diyaar u yihiin inay hortagaan Guddiga Maaliyadda iyo Golaha Shacabka si ay uga jawaabaan wax kasta oo madmow uu ku jiro.

Halkan ka dhegeyso…

Hadalsame Media