Xulalka Somalia & Ethiopia oo berri ciyaar adag ku ballansan! + Sawirro

0

(Addis Abeba) 13 Nof 2018 – Xulka Somalia ayaa ku jira diyaar garowgii ugu dambeeyay isagoo ku sugan dalkaasi Ethopia oo ay berri la dheelayaan.

Xulalka Somalia & Ethopia ayaa berri ku wada ciyaari doona caasimadda dalka Ethopia ee Adis Ababa, kulan ka tirsan isreebreebka Ciyaaraha Olympicada Adduunka oo sanadka 2020 lagu dhigi doono dalka Bariga Fog dhaca ee Japan.

14 bishan oo berr oo Arboco ah ku beegan ayay foolka isku diiri doonaan labada xul ee Somalia & Ethopia, iyadoo ay Somalia doonayso inay natiijo wanaagsan kulankan ka keento.

Hadalsame Media