DHEGEYSO: Taariikhda halyeeygii Chelsea ee Frank Lampard

0

(Hadalsame) 10 Nof 2018 – Halyeeyga kooxda Chelsea ee Frank Lampard waa xiddig ka mid ah arbayaasha ugu waawayn ee abid soo maray kooxda Buluugleeyda reer Ingiriis iyo xitaa xulka dalkaasi.

Haddaba, waxaannu idiin qaadaa dhigaynaa taariikhda laacibkan oo uu isku soo duwey Cabdi Nuur Maxamed Axmed oo warbixintan diyaariyay horraantii Nofeembar 2013, kaasoo qayb ka ahaa barnaamijkii Bandhigga Xaaji ee hoos ka dhegeyso.

Hadalsame Media