DHEGEYSO: Mike Tyson oo Holyfield u celiyay dhegtii uu ka ”goostay!”

0

(New York) 09 Nof 2018 – Feeryahanka Mike Tyson ayaa gocday maalintii uu dib u celiyay dhegtii uu ka goostay dhigiisa Evander Holyfield iyadoo ku jirta dhalooyinka wax lagu kaydiyo.

Laacibkii hore ee Tyson ayaa arrintan u sameeyay qaab iidheh ah oo uu isna ku jiray Holyfield kaasoo dib u tixraacay shilkii qaniinyada ku dhamaaday, kaasoo dhacay 1997-kii.

Tyson ayaa laga joojiyay feer labaad oo labadooda dhexsan lahaa ka gadaal markii uu tufay dhegtiisa oo uu qayb ka goostay, balse markii dambe way ka heshiiyeen arrintaas.

Halkan hoose ka DHEGEYSO…

Hadalsame Media