DHEGEYSO: Kooxdee taageeri jirtey halyeeyaddii Waaberi Sahra Axmed?

0

(Hadalsame) 09 Nof 2018 – Waxaan idiin haynaa waraysi aannu hadda kahor ka qaadnay fanaanadda qaran ee Sahra Axmed Jaamac (AUN) oo ka tirsanayd rukumadii Hobollada Waaberi, isla markaana horraantii bishii Abriil ee tagtay ku geeriyootey magaalada Hargaysa.

Sahra Axmed (AUN) oo ahayd qof furfuran oo bulsho ah ayaa horraantii Nofeembar 2013 Maxamed Xaaji uga warrantay sida ay ciyaaraha dhaqanka iyo kuwa caadiga ahba isku ahaayeen iyo kooxda iyo xulka ay taageeri jirtey.

Haddaba, hoos ka dhegeyso waraysiga oo dhamaystiran…

Hadalsame Media