Hilinnada BBC & Sky oo Midowga Yurub ku dacweeyay kannaal Sucuudigu leeyahay oo ay ku eedeeyeen ”buradnimo wareed!”

0

(London) 06 Nof 2018 – Hay’adaha warfaafineed ee BBC iyo Sky ayaa Midowga Yurub u diray ashtako ku aaddan inay tillaabo sharci ah ka qaadaan Sucuudiga oo ay sheegeen inuu si sharci darro ah usii daaywaxyaabo aysan xuquuq daabacaad u haysan sida ciyaaraha Premier League.

BeoutQ, oo markii hore ku bilowday sida web dunida inteeda kale ka baloogan marka laga reer Sucuudiga Carbeed, ayaa si deg deg badan o xeel dheer u bilaabay inuu xado xogo muhim ah isagoo dibeddana isu furay isagoo sida boqollaal kannaal oo premium ah.

BeoutQ oo si burcadnimo ah usii daayay xitaa Koobka Adduunja 2018, ayay arrintiisu keentay in ay hilinnada BBC iyo Sky, oo isagu ka shaqeeya 7 dal oo Yurub ah ay dacwad gaarsiiyaan Midowga Yurub si tillaabo sharci ah looga qaado adeegga BeoutQ.

Hadalsame Media