”Waxaad tahay BARANBARO!” – Haweenay Norwegian ah oo loo maxkamadaynayo cunsuriyad ay kula kacday gabar Soomaaliyeed

0

(Oslo) 26 Okt 2018 – Haweeney norwiijiyaan ah oo 70 jir ah ayaa maxkamad loo soo taagayaya, kaddib markii ay gabar soomaaliyeed ku tilmaantay Baranbaro.

Haweeneydan oo cunsuriyad ah ayaa aflagaado bareer ah kula dhaqaaqday Sumaya Jirde Cali ah oo iyadu sida la sheegay ah qoraa wax ku qorta wargeys maxali ah oo ka soo baxa magaaladda Bergen ee dalkaasi.

Haweeneydan oo isla gar leh ayaa isku difaacdey ineeysan aheyn cunsuriyad balse laga doonayo dadka dalkaasi yimaada ineey la jaan qaadan. Balse aan wax cudur daar ah ka bixin doonin hadalkii ay tiri.

Hadalsame Media