JIDKII CABSIDA: Tani waa buundada ugu halista badan caalamka (Daawo)

0

(Siberia) 22 Okt 2018 – Dunida waxaa ku yaalla waxyaabo badan oo cabsi leh oo dabiici iyo dad sameeba iskugu jira, mid ka mid ihina waa buundadan.

Buundadan halista badan oo ay baabuurtu wadne kur kur iyo cabsi ku maraan ayaa dul saaran Webiga Vitim River ee bariga gobolka Siberia ee dalkaasi Ruushanka oo ah meel aad u qaboow xilliyada jiilaalka.

Buundadan ayaa lagu tilmaamay meel ka mid ah kuwa ugu halisan caalamka ee uu dad muto.

Hadalsame Media