DHEGEYSO: ”Dowladdu si kale ayay u maarayn kartey khilaafka maamul-goboleedyada!” – Xasan Sheekh

0

(London) 18 Okt 2018 – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamud oo nagu soo booqday xarunta VOA-da ee London ayaa waraysi dheer oo uu siiyay Falastiin Iimaan oo ku sugan London waxaa uu kaga hadlay arrimo ay kamid yihiin amniga, siyaasadda dalka, ujeedka loo aas aasay xisbiga uu hogaamiyo , isbadaladda ka dhacay gobolka iyo arrimo kale.

Kusoo dhowaada qeybta 1-aad ee Waraysiga ay la yeelatay Falastiin Iimaan, waxaa uu kaga hadlayaa caqabadaha hortaagan amniga, mowqifka dowladda ay ku taageertay dalka Sucuudiga iyo waxa uu kaga jawaabayo in uu ka wado Muqdisho Olole siyaasadeed si uu mar kale isugu soo sharaxo Madaxtinimada Soomaaliya.

Waxana uu ugu horeyn ka jawaabayaa inuu sharaxaad ka bixiyo Xisbiga uu dhawaan Muqdisho kaga dhawaaqo.

Hadalsame Media