Somalia guul muhim ah kasoo hoysey dhanka Qaramada Midoobey

0

(New York) 12 Okt 2018 – War kasoo baxaya dhanka Qaramada Midoobey ayaa sheegaya in ay Somalia hal tillaabo u qaadday dhanka ciyaarista doorarka caalamiga ah.

Soomaaliya ayaa lagusoo warrmayaa in ay ka mid noqotay Guddiga Xuquuqul Insaanka Qaramada Midoobey, iyadoo dabcan dalal kale tartan la gashay.

Somalia ayaa 170 cod heshay, xubinimadan ayaana ka dhigan in Soomaaliya ay si buuxda uga mid noqonayso 18 dal oo metela Guddoga Xuquuqul Insaanka Qaramada Midoobey 2019/2021.

Hadalsame Media