DEG DEG: Dayuuradda Air India oo si deg deg loo dejiyay + Muuqaal & Sawirro ( Maxaa dhacay?)

0

(Mumbai) 12 Okt 2018 – Dayuuradda rakaabka qaadda ee Air India ayaa sameeysay degitaan deg deg ah oo magaalada Mumbai ah kaddib markii lugaha iyo qaybaha hoose gidaar ku dhufsatay markii ay kacaysay, taasoo jugo badan gaarsiisay kooxda.

Dayuuraddan, oo ah Boeing 737, ayaa ka duushay garoonka Trichy Airport oo ku yaalla gobolka dhaca koonfurta India ee Tamil Nadu, nasiib wanaag, saraakiisha garoonka oo arkay shilka dhacay isla markaana wargeliyay duuliyayaasha dayuuradda.


Dayuuradda oo Dubai u socotey ayaa deeto u weecatay jihada magaalada Mumbai halkaa oo ay nabad ah uga degtey.

Hadalsame Media