AKHRI: Maamul-Goboleedyada oo soo saaray qodobbo Somalia dib u celin kara!

0

(Muqdisho) 14 Sebt 2018 – Qoraal saxaafadeed la sheegay inuu kasoo baxay Golaha Iskaashiga Maamul Goboleedyada ayaa waxa ay kaga hadleen shirka Golaha Amniga Qaranka ee uu dhawaan iclaamiyay Madaxweynaha soomaaliya oo ku baaqay shir wada tashi ah oo ay iskugu yimaadaan maamulladu.

Yeelkeede, Dowlad Goboleedyada ayaa qoraalka ay soo saareen waxa ay shuruud ku xireen wadahadal ay la galaan dowladda Federaalka Soomaaliya, waxaanay la yimaadeen shuruudo ka yaabiyay dad badan oo Soomaaliyeed oo u eg in Somali dib loogu celinayo shirarkii ma dhalayska ahaa ee meelaha kala duwan lagu qaban jirey.

Shuruudaha waxaa ka mid ah in sida ay dalbadeen la helo awood 3-aad oo damaanad qaadda fulinta go’aannada kasoo baxa shirka iyo xitaa in la helo cid 3-aad oo sugta amaankooda.

Hoos ka eeg warsaxaafadeedka oo qodobaysan:

Hadalsame Media