DAAWO: Gobolka Soomaali Galbeed oo gaarey go’aan geesinnimo leh! (Maxaa dhacay?)

0

(Adis Ababa) 23 Agoosto 2018 – Calankii hore ee deegaanka soomaalida Itoobiya ee ay ku taalay xiddigta shanta soomaaliyeed ayaa dib loo soo celiyay – sidaas waxaa laga soo xigtay madaxweynaha cusub ee deegaanka Mustafe Muxumed Cumar (Cagjar).

Magaca gobolka ayaa isna laga dhigayaa Deegaanka Soomaalida (Somali State), halka markii hore la odhan jiray “deegaanka Soomaalida Itoobiya”.

Sidoo kale, heesta calanka ayaa laga dhigayaa “Soomaaliyeey Toosoo”, iyadoo laga qaaday isla maanta heestaasi goob uu ku sugnaa madaxweynaha cusub (Magaalada Addis-ababa).

adalsame Media