DEG DEG: Is rasaasayn ka dhacday magaalada Manchester!

0

(Manchester) 12 Agoosto 2018 – 10 qof ayaa ku dhaawacantay rasaas saakay waabarigii ka dhacday deegaanka Moss Side ee magaalada Manchester ee dalkaasi Ingiriiska.

Boliiska ayaa sheegay in falkani dhacay wax yar kadib markii ay dhamaatay xaflad dhabo ku dheel ah oo ay sanadkiiba mar sameeyaan dadka ka soo jeeda wadamada Cerabeanka.

Boliiska ayaa sidoo kale baaraya sababta arintan u dhacday iyo nooca uu yahay qoriga la isticmaalay.

Hadalsame Media