Eritrea oo jidkii Somalia qaadday!

0

(Casmara) 12 Agoosto 2018 – Dowladda Eritrea ayaa taageertay dalka sacuudiga oo muran diblumaasiyeed kala dhaxeeyo Canada.

Qoraal ay soo saartay Eritrea ayaa lagu canbaareeyay talaabooyin ay ku tilmaantay masuuliyad daro,gardaro iyo qar iska tuurnimo ay ku dhaqaaqday Canada

Eritrea ayaa sheegaty in sacuudigu xaq u lee yahay qaadista talaabooyin uu ku difaacayo qaranimadiisa isaga oo xushmeynaya sharciyada caalamka.

Maxamed Dhoorre

Hadalsame Media