DAAWO: Sun halis ah oo la sheegay in lagu duugey DEKED Soomaaliyeed!

0

(Berbera) 10 Agoosto 2018 – Caaqil Maxamuud Siciid Muuse oo ka mid ah duqoowda iyo waxgaradka gobolka Saaxil ayaa isagoo u warramayay hilinka Star, wuxuu ka hadlay sun uu sheegay in lagu aasay dekedda Berbera.

Caaqilka oo Hargaysa ku sugnaa, ayaa sheegay inay suntaas oo halis ihi ay halkaa markii hore ku timid transit ahaan, balse markii dambe lagu qariyay meel ka mid barxadaha dekedda, taasoo halis caafimaad oo muddo dheer ah yeelan karta.

Hoos ka daawo warka…

Hadalsame Media