Safafka 6-da kooxood ee sanadkan ugu adag horyaalka Talyaaniga!

0

(Roma) 08 Agoosto 2018 – Horyaalka Serie A-da Talyaaniga ayaa waxaa bilowgiisa ka harsan 10 maalmood, kaasoo bilaabmi doona 18-da Agoosto.

Kooxaha waawayn ee horyaalka Talyaaniga ayaa inta badan is adkeeyay sanadkan, waxaana laga fahmi karaa inay ilaa haatan farreqeen 1.020 bilyan oo euro, taasoo ka dhigaysa horyaalka 2-aad ee kharashka ugu badan ku bixiyay suuq-xagaaga oo ka xirmaya 17-ka Agoosto.

Haddaba, waxaannu idiin haynaa shaxaha ay kusoo geli karaan kooxaha 6-da ah ee ugu adag horyaalka Talyaaniga sida Juve, Napoli, Roma, Inter, Lazio iyo Milan.

Hadalsame Media