DAAWO: Tiitiinka oo Somalia aad uga baxa oo DAWO u ah cudur fara ba’an ku haya Soomaalida

0

(New York) 31 Luulyo 2018 – Waxaa muddaba la ogyahay in Tiinka loo adeegsado waxyaabo badan sida cunto, cabitaan, dawo iyo xitaa shidaal.

Yeelkeede, Tiinka oo dalalka aadka looga helo uu ka mid yahay dalkeenna Somalia, ayay culumada caafimaadku sheegaysaa inuu u roon yahay cudurka Sonkoroowga ama Macaanka.

Tiinka ayay sheegayaan in haddii inta qodxaha laga guro oo deeto la kariyo ama saliid lagu dubo ee la cuno uu qofka siinayo miiqyada uu u baahan yahay, cadaadiska sonkortana uu hoos u dhigayo, sidoo kalena uu caloosha u roon yahay.

Hoos ka DAAWO…

Hadalsame Media