DEG DEG: Isku aadka horyaalka Talyaaniga oo la sameeyay

0
Foto LaPresse -Stefano De Grandis 26/07/2017 Milano Stdio Sky Sorteggio campionato serie a 1° giornata

(Milano) 26 Luulyo 2018 – Waxaa haatan la sameeyay isku aadka horyaalka Serie A-da Talyaaniga fasal-ciyaareedka 2018-19, waxaana durba soo baxay todobaadka 1-aad.

Dhanka iidhehda magaca lagu sameeyo sanadkan waa la kala qaaday oo waxaa 3 sano oo kale dhanka horyaalka loo saxiixay sharikadda isgaarsiinta Talyaaniga ee TIM oo awal waxa dhan isku haysatey, halka Coppa Italia iyo Super Coppa Italianna ay isku qaadatay shirkadda tareennada Frecciarossa oo sanadkii 5 milyan oo euro bixinaysa.

Horyaalka Talyaaniga ayaa bilaabmaya Sabti 18-ka Agoosto 2018 ee soo aaddan, isagoo xirmaya Axad 26-ka Maajo 2019, kulamada horyaalka ayaa u dhici doona qaabkan:

Sabti waxaa dhici doona 3 kulan oo ku kala beegan 15:00, 18:00 iyo 20:30.

Axadna waxaa dhici doona inta harsan oo kala dhici doona; 12:30, 15:00, 18:00 iyo 20:30, halka Isniin uu dhici doono hal kulan oo lagu beegayo 20:30.

Kulamada dhici doona bartamaha todobaadku waxay ku beegmeen:

Arboco 26-ka Sebtembar, Aboco 26-ka Diseembar 2018 iyo Arboco 3-da Abriil 2019.

26-ka Diseembar waxaa dhici doona kulamo nooca Premier League ee Boxing Day loo yaqaanno oo kale, halkaasoo ay 10 kooxood wada ciyaarayaan hal maalin.

Waxaa jiri doona 6 todobaad dhamaad oo aan la dheeli doonin Serie A inta uu fasalkani soconayo, waxaana ka mid ah 2 todobaad oo fasax ah oo ku jira bisha Jannaayo ee sanadka cusub min 6 ilaa 13 Jannaayo.

Afarta soo hartan waa biririf ku aaddan ciyaaraha caalamiga ah ee dhici doona Sebtembar 9, Oktoobar 14, Nofeembar 18 iyo Maarso 24.

Atalanta- Frosinone
Bologna-Spal
Chievo Verona-Juventus
Empoli-Cagliari
Lazio-Napoli
Milan-Genoa
Parma-Udinese
Sampdoria-Fiorentina
Sassuolo-Inter
Torino-Roma

Todobaadka 2-aad

Cagliari-Sassuolo
Fiorentina-Chievo
Frosinone-Bologna
Genoa-Empoli
Inter-Torino
Juventus-Lazio
Napoli-Milan
Roma-Atalanta
SPAL-Parma
Udinese-Sampdoria

Todobaadka 3-aad

Atalanta-Cagliari
Bologna-Inter
Chievo-Empoli
Fiorentina-Udinese
Lazio-Frosinone
Milan-Roma
Parma-Juventus
Sampdoria-Napoli
Sassuolo-Genoa
Torino-SPAL

Todobaadka 4-aad

Cagliari-Milan
Empoli-Lazio
Frosinone-Sampdoria
Genoa-Bologna
Inter-Parma
Juventus-Sassuolo
Napoli-Fiorentina
Roma-Chievo
SPAL-Atalanta
Udinese-Torino

Todobaadka 5-aad

Bologna-Roma
Chievo-Udinese
Fiorentina-SPAL
Frosinone-Juventus
Lazio-Genoa
Milan-Atalanta
Parma-Cagliari
Sampdoria-Inter
Sassuolo-Empoli
Torino-Napoli

Todobaadka 6-aad

Atalanta-Torino
Cagliari-Sampdoria
Empoli-Milan
Genoa-Chievo
Inter-Fiorentina
Juve-Bologna
Napoli-Parma
Roma-Frosinone
SPAL-Sassulo
Udinese-Lazio

Todobaadka 7-aad

Bologna-Udinese
Chievo-Torino
Fiorentina-Atalanta
Frosinone-Genoa
Inter-Cagliari
Juventus-Napoli
Parma-Empoli
Roma-Lazio
Sampdoria-SPAL
Sassuolo-Milan

Todobaadka 8-aad

Atalanta-Samp
Cagliari-Bologna
Empoli-Roma
Genoa-Parma
Lazio-Fiorentina
Milan-Chievo
Napoli-Sassuolo
Spal-Inter
Torino-Frosinone
Udinese-Juventus

Todobaadka 9-aad

Bologna-Torino
Chievo-Atalanta
Fiorentina-Cagliari
Frosinone-Empoli
Inter-Milan
Juventus-Genoa
Parma-Lazio
Roma-SPAL
Sampdoria-Sassuolo
Udinese-Napoli

Todobaadka 10-aad

Atalanta-Parma
Cagliari-ChievoVerona
Empoli-Juventus
Genoa-Udinese
Lazio-Inter
Milan-Sampdoria
Napoli-Roma
Sassuolo-Bologna
SPAL-Frosinone
Torino-Fiorentina

Todobaadka 11-aad

Bologna-Atalanta
Chievo-Sassuolo
Fiorentina-Roma
Inter-Genoa
Juventus-Cagliari
Lazio-SPAL
Napoli-Empoli
Parma-Frosinone
Sampdoria-Torino
Udinese-Milan

Todobaadka 12-aad

Atalanta-Inter
Chievo-Bologna
Empoli-Udinese
Frosinone-Fiorentina
Genoa-Napoli
Milan-Juventus
Roma-Sampdoria
Sassuolo-Lazio
SPAL-Cagliari
Torino-Parma

Todobaadka 13-aad

Bologna-Fiorentina
Cagliari-Torino
Empoli-Atalanta
Genoa-Sampdoria
Inter-Frosinone
Juventus-SPAL
Lazio-Milan
Napoli-Chievo
Parma-Sassuolo
Udinese-Roma

Todobaadka 14-aad

Atalanta-Napoli
Chievo-Lazio
Fiorentina-Juventus
Frosinone-Cagliari
Milan-Parma
Roma-Inter
Sampdoria-Bologna
Sassuolo-Udinese
SPAL-Empoli
Torino-Genoa

Todobaadka 15-aad

Cagliari-Roma
Empoli-Bologna
Genoa-SPAL
Juventus-Inter
Lazio-Sampdoria
Milan-Torino
Napoli-Frosinone
Parma-Chievo
Sassuolo-Fiorentina
Udinese-Atalanta

Todobaadka 16-aad

Atalanta-Lazio
Bologna-Milan
Cagliari-Napoli
Fiorentina-Empoli
Frosinone-Sassuolo
Inter-Udinese
Roma-Genoa
Sampdoria-Parma
SPAL-Chievo
Torino-Juventus

Todobaadka 17-aad

ChievoVerona-Inter
Empoli-Sampdoria
Genoa-Atalanta
Juventus-Roma
Lazio-Cagliari
Milan-Fiorentina
Napoli-SPAL
Parma-Bologna
Sassuolo-Torino
Udinese-Frosinone

Todobaadka 18-aad

Atalanta-Juventus
Bologna-Lazio
Cagliari-Genoa
Fiorentina-Parma
Frosinone-Milan
Inter-Napoli
Roma-Sassuolo
Sampdoria-ChievoVerona
SPAL-Udinese
Torino-Empoli

Todobaadka 19-aad

Chievo-Frosinone
Empoli-Inter
Genoa-Fiorentina
Juventus-Sampdoria
Lazio-Torino
Milan-SPAL
Napoli-Bologna
Parma-Roma
Sassuolo-Atalanta
Udinese-Cagliari

 

Hadalsame Media