GOOGOOSKA: Inter Milan oo laga badiyay Niangolan-na laga dhaawacay + Sawirro

0

(Sion) 19 Luulyo 2018 – Inter Milan ayaa lala dhacay guuldarro 2-0 oo ay kala kulantay kooxda reer Swiss ee Sion iyadoo sidoo kale dhaawac ku wayday Radja Nainggolan kulanka sxbtinimo.

Kooxda Nerazzurri ayaa tijaabisey shaxda 4-2-3-1 kaasoo ay Nainggolan, Matteo Politano iyo Yann Karamoh ay ka dambeeyeen Lautaro Martinez.

Nainggolan ayaanse waarin, waayo wuxuu muruq xanuun la baxay daqiiqaddii 24-aad, waxaana bedeley muluqa Xian Emmers.

Sion 2-0 Inter

Neitzke 27 (S), Baltazar 70 (S)

Inter: Padelli; Dalbert (D’Ambrosio 46), De Vrij (Ranocchia 46), Skriniar (Zappa 75), Asamoah; Gagliardini (Roric 69), Borja Valero (Salcedo 61); Politano (Candreva 46), Nainggolan (Emmers 69), Karamoh; Lautaro (Icardi 61)

Halkan ka daawo GOOGOOSKA

Hadalsame Media