Kooxda Juventus oo soo bandhigtay funaanaddeeda 3-aad + Sawirro

0

(Torino) 18 Luulyo 2018 – Kooxda Juventus ee dalka Talyaaniga ayaa soo bandhigtay funaanaddeeda 3-aad ee ay ku ciyaari doonto fasal-ciyaareedka dhowaan bilaabmaya ee 2018-19.

Funaanaddan oo laga sameeyay Parley Ocean Plastic, oo ka dhigan in laga farsameeyay balaastiik lagasoo ururiyay badda ayaa ka kooban middaba jaallaha iyo dameeri ayaa laga heli karaa dukaamada kooxda.

Funaanaddan 3-aad ayaa la sheegay in la isku daray farsamada casriga ah iyo midabbada caadiga ah, si degaanka loo ilaaliyo.


Hadalsame Media