Kooxda Liverpool oo dhisatay garoon tababar oo casri ah + Sawirro

0

(Liverpool) 17 Luulyo 2018 – Kooxda Liverpool ayaa soo bandhigtay sawirrada xeradeeda casriga ah ee Kirkby Training Complex.

Naadigan wayn ee reer Ingiriis ayaa sheegay inay weliba sii hormarinayaan garoonka Kirkby iyo xitaa midka deriska la ah ee Eddie McArdle.

Galanta, ayay kooxda Anfield soo bandhigtay muuqaallada qurxoon ee garoonkan oo ay kooxda Reds uga soo guurayso garoonkeedii hore ee Melwood.

Hadalsame Media